Skip to content
Lyric
Dive
Public playlists
My playlists
Search
Sign in
MA ILOOBI
Hanad Bandz
Popularity ยท Low
+
๐ธ๐ด Somali ยท Original
0
0
YouTube
Searching YouTube...
Lyrics
Original
Translation
Bilingual
Waryaa
Ooh, ooh, oooooh
Soo... uh
Lil baby just kick it, no need to rush
Can tell, how you looking you got a crush
And girl i'm a OG, I keep it hush
I used to hit the jordan's, with the brush
Maalmahan, you got me stuck
I come running, when you call up
Take time, ha iga dhumin noo
Fill up my cup, and ha qubin noo
Walee walee
Adaa iga waalee, waalee
Baby iga qalee, qalee
Hadaa iga maqantee, ma seexdee
I said baby, adi
You my araweelo, my geelo
Qalanjo qaalii, qaalii
Adoo iga raali, ii kalii
Yea
Ah, you feeling me, sawa
Nakupenda adii
Adiga, wakhti kula qaatee
Ma iloobi, ma iloobi, ma iloobi
Ah, you feeling me, sawa
Nakupenda adii
Adiga, wakhti kula qaatee
Ma iloobiii, yeah
Marka adi ku arko, waan qalalaa
U dhabankaagu muuqdo, wuu dhalalaa
Marka iga tagtid, waan dhalaala
Baby kaalay isoo saar, salkaa!
She wanna dollar sign, like Ty Dolla
She tryna stack the bandz up, like Mark Zucker
You know i make you laugh girl, like Chris Tucker
So tell me what you wanna do?
Ila jeestee baby, ila dheele
Chesta isii baby, laab ii saartee
Inaa isku hayno, isku leenee
Inaa isku sheegno, sidaa rabnee
Kulayl iyo qabow baa, isku darnee
Mugdi madow baa, isku fahanee
Kaas iska iloow baby, kuma qalmee
Ana kaa heloo, kugu faanee
Yea
Ah, you feeling me, sawa
Nakupenda adii
Adiga, wakhti kula qaatee
Ma iloobi, ma iloobi, ma iloobi
Ah, you feeling me, sawa
Nakupenda adii
Adiga, wakhti kula qaatee
Ma iloobiii, yeah
ย