Skip to content

Waa 1 Kow

Popularity ยท Low

YouTube

Searching YouTube...

Lyrics

Hubaal sadriga, waad baanatoo Halkii saac, baan kun jeer Sawirkaaga daya, nafta ku seexiyaa Si baan kugu ahay, ahay, baryahan, haa chay baryahaan Hubaal sadriga, waad baanatoo Halkii saac, baan ku jeer Sawirkaaga daya, nafta ku seexiyaa Si baan kugu ahay, ahay, baryahaan, aaa chay baryahaanee Marka aad sii jeedsataa, lay saaqayaa, albiga lay saaqayaa Markaad soo jeedstuu, jaceylku siyaaday, siyaaday Wuu siyaadaye, siyaaday, jaceylku siyaadaye, siyaadaayeey Marka aad sii jeedsataa, lay saaqayaa, qalbiga lay saaqayaa Markaad soo jeedstuu, jaceylku siyaaday, siyaaday Wuu siyaadayey siyaaday, jaceylku siyaaday, ala siyaadaayeey cdduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hoy, hoy, hooy Saxdii adigaa, noqdoo Sinjiga waan, garanayaa Soomaali, cidaan ahayn Sidaani ma ahaan kartee, eee Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay Haa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hooy, hooy Saxdii adigaa, noqdoo Sinjiga waan, garanayaa Soomaali, cidaan ahayn Sidaani ma ahaan kartee, eee Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay Siduu rabbi, kuu dhigiyoo Waxaad ku saleysan tahay Qof dhiskeediyo, sad baad tahay maqnaa Saxdii baad tahay, tahay, aan rabay Tahay, aan rabay Siduu rabbi, kuu dhigiyoo Waxaad ku saleysan tahay Qof dhiskeediyo, sad baad tahay maqnaa Saxdii baad tahay, tahay, aan rabay Tahay, aan rabay Yarta aan saadaaliyaay Middaan sugaayay baad, tahay Hablaha, iilama aad sinid Macaan, kaalay ii soo dhawoow Oo, kaalay, kaalay, ii soo dhawoow, macaan kaalayeey Yarta aan saadaaliyaay Middaan sugaayay baad, tahay Hablaha, iilama aad sinid Macaan, kaalay ii soo dhawoow Oo, kaalay, kaalay, soo dhawoow, macaan kaalayeey Haa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hoy, hoy, hooy Saxdii adigaa, noqdoo Sinjiga waan, garanayaa Soomaali, cidaan ahayn Sidanii ma ahaan kartee, eee Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay ca, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hooy, hooy Saxdii adigaa, noqdoo Sinjiga waan, garanayaa Soomaali, cidaan ahayn Sidaani, ma ahaan kartee, eee Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay