Skip to content

Molo Molo

Popularity ยท Low

YouTube

Searching YouTube...

Lyrics

Riyo ban arkee run miyaa eeeee run miyaa Inan kurabo babby ben miyaa eeeeee been miyaa 2x Dhaxdedu waa dhag tilaako cajarkiyo kubkaa barwaaqo alla gabadhu waa nafaqo mid lamid ahna Maahelaaayo 2x Wan ka helaa dimple so sweat so simple ada nafta surtay angle girl you my molo molo moo 2x Girl you my molo molo moo 2x Babby know nafteydaa kujecel kana maarmin mid kale me see no no no no 2x Dhaxdedu waa dhag tilaako cajarkiyo kubkaa barwaaqo alla gabadhu waa nafaqo mid lamid ahna Maahelaaayo 2x Wan ka helaa dimple so sweat so simple ada nafta surtay angle girl you my molo molo moo 2x