Skip to content

Mar L1arag (OFFICIAL VIDEO )2021

GULLEDSIMBA
Popularity ยท Low

YouTube

Searching YouTube...

Lyrics

Muuqa quruxda leh mar waxaan idhi Ma dhirtoo mayay subax maydhoo Ubax midabliyo Manka bixisaa? Muuqa quruxda leh mar waxaan idhi Ma dhirtoo mayay subax maydhoo Ubax midabliyo Manka bixisaa? Murtideedana mar waxaan idhi Ma abwaan mudhay oo tix mariyiyo Sheekh muftiya oo la majeertaa? Ooo ooo la majeertaa? Murtideedana mar waxaan idhi Ma abwaan mudhay oo tix mariyiyo Sheekh muftiya oo la majeertaa? Ooo ooo la majeertaa? Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada? Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira? Oo marwaad tahay milgo sharafliyo Rabbi maamuus ku mannaystee Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha? Mulaaxyahay meher kugu xidha? Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada? Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira? Oo marwaad tahay milgo sharafliyo Rabbi maamuus ku mannaystee Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha? Mulaaxyahay meher kugu xidha? Mar la aragyahay mar waxaan idhi Ma tufaaxiyo midho canabaa Mise waa dahab luulka midabkaa? Mar la aragyahay mar waxaan idhi Ma tufaaxiyo midho canabaa Mise waa dahab luulka midabkaa? Mar waxaan idhi wax la muunadi Ma joogee ma xariiriyo Xuural cayn mudan oo mar timid baa? Ooo ooo mar timid baa? Mar waxaan idhi wax la muunadi Ma joogee ma xariiriyo Xuural cayn mudan oo mar timid baa? Ooo ooo mar timid baa? Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada? Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira? Oo marwaad tahay milgo sharafliyo Rabbi maamuus ku mannaystee Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha? Mulaaxyahay meher kugu xidha? Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada? Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira? Oo marwaad tahay milgo sharafliyo Rabbi maamuus ku mannaystee Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha? Mulaaxyahay meher kugu xidha? Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada? Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira? Oo marwaad tahay milgo sharafliyo Rabbi maamuus ku mannaystee Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha? Mulaaxyahay meher kugu xidha?