Skip to content

Midnimo

Popularity ยท Low

YouTube

Searching YouTube...

Lyrics

Dowladaha magaca leh Taarikh madow iyo waxee soo mareenoo Colaad coolaad oo hadana wee ka meerteen Dowladaha magaca leh Taarikh madow iyo waxee soo mareenoo Colaad coolaad oo hadana wee ka meerteen Waxa maanta nala haray siyaasad murugsan iyo Waa ismaqal la aantoo Waa inaan midownaa Waxa maanta nala haray siyaasad murugsan iyo Waa ismaqal la aantoo Waa inaan midownaa