Skip to content

Ku Aaway

GULLED SIMBA IYO KIIN JAAMAC
Popularity ยท Low

YouTube

Searching YouTube...

Lyrics

Gulled Indhadeeqay ku aaway ku aaway Indhadeeqay ku aaway aaway aaway Kiin Indhadeeqow kuu imide waykan Indhadeeqow kuu imide waykan Gulled Haa way abaarsadeen Dhaayuhu kuu abaarsadeen Hawada ayan olol reemaya Heeeey olol reemayaye Olol reemayaye Kiin Naftan kuu idman Hadmad macan u oon bixi Allaylkii hurdada aniguba ma lado Aawada aniguba ma laddo Hadmaad oonbixii Gulled Asturnaata dhaqan iyo asluub Aadmiguba la yaab uursamidaade (Heleeyo ina aabo heleeyo) Kiin Allaylehe halyay inad tahay haldor Oori lahoo nafta lala jiree (Heleeyo ina aabo heleeyo) Gulled iyo kiin Oogadayda adiga ku abuuro Jacaylka ku idlaadee ogow Gulled Inan yahy jacaylkan ugbaaday Sida ubax sida ubax bidhaamay Aqal iyo ardaaga u oodo Axdigan adkeeyow ilaali Kiin Inanyhow jacaylkan ugbaaday Sida ubax sida ubax iftiimay Aqal iyo araad u oodo Axdigana adkeeyow ilaali,