Skip to content

Xaasidku Waa Darajada

Maxamed Bk
Popularity ยท Low

YouTube

Searching YouTube...

Lyrics

Duruufu weey dhacaan (dhacaan) Waqtigu wuu isdaba maraa (maraa) Adoo daryeesha sharaf Ku dhimo magaciyo dadnimo (ala) Duruufu weey dhacaan (dhacaan) Waqtigu wuu isdaba maraa (maraa) Adoo daryeesha sharaf Ku dhimo magaciyo dadnimo