Skip to content

Barbaa

SULDAAN GUHAAD
Popularity ยท Low

Listen

YouTube

0:00 / 0:00
Loading YouTube player...
Lyrics offset
Synced

Lyrics

Xubnahaa Hadalkaaga Quuta Badhbaa Xanuunsanayaa Adiguuu Adiguuu Adigu Xaligaad Ka Dheer Tahay Xaalkeeyga Adoon Wareeysan Xogteeyda Adaa Markiibaaa Xabiibtii Indhaha Ka Qaataaa Ka Qaata Indhaha Ka Qaataa Xogteeyda Indhaha Ka Qaataa Xidhiidhka Wadnaha La Leedahay Dareen Xaasnimo Ka Weyneee Naftaad Ku Xisaabsan Tahay Teydaad Ku Xisaabsan Tahay Quruxeey Naftad Teydad Ku Xisaabsan Tahay... Xiliga Kala Dheerideenaaa Xasuustaadan La Noolahay Adiguuu Adiguuu Adigu Xiligaad Ka Dheer Tahay Adiguuu Adiguuu Adigu Xiligaad Ka Dheer Tahay Xiliga Kala Dheerideenaaa Xasuustaadan La Noolahay Waxaad Siisaaa Xanaanooo Xadiga Ugu Badan Jidhkeeygaa Carabka Kama Xiisoo Maalin Xarfaha Magacaaga Dhawrsan Suldaan Seeraar