Daymaneey
Didi Naji
Popularity ยท Low
Listen
YouTube
0:00 / 0:00
Loading YouTube player...
Lyrics offset
Synced
Lyrics
Ki hore so martaya
Qalbiga mantan kaa dhaqa
Dhibki horee soo martaya
Qalbiga mantan ka dhaqa
Dhefi malaba dhadhamiyey
Dheiman iyo loula kaa dharginaye
Dhinecega imo haa dherane ha iga dherane
dhumashal iga dhaf so dhawawe iso dhaawawe
Ruuxa isku dhibtey ogow didi naji weye ogow
Dhabti waad ficantoxo
Qof ku dhigma ana heen
aqli wadan dhisna raabaye
Dhanke imow imowe
dhemaney fursadan yey naa dhafin oo isdha finee
Dhibki horee soo martaya
Qalbika mantan kaa dhaqa
Dhefi malaba dhadhamiyey
Dheiman iyo loula ka dharginaye
silac adun maa dhamana
Dhahan dhinecay kama gare
Dheimaney soo dhawow habkuseye
Dheimaney soo dhawow habkusiye
ina kaliga an la dhelo
Inti nolal an la dhiman an la dhameysto
Wixi nafta kaa dhargeso
inan dhabarkey kugu keeno
Dhemaney hadman ka dharga hadman kaa dhargaaaaye dhuxi dhigeyga tehee
dhux iyo dhigeyga tehee
Dhux iyo dhigeyga tehee
Dhibti hore so martayo
Qalbiga manta ka dhaqa
Dhefi malaba dhadhamiyey
dheman iyo luula kaa dhiqilaye
Dhinega imo haa dherane haa iga dheraane
Dhumashal iga dhaf soo dhawawe iso
dhawow...(D'apres le parole de #HรMZA)