Skip to content

Aduun Hawli Kama Dhamaato

Dur-Dur Band
Popularity ยท Low

Listen

YouTube

0:00 / 0:00
Loading YouTube player...
Lyrics offset
Synced

Lyrics

Hodmani waa eebaheeyee Hantaa ifku la isku dhaafoo Ma heesto hungaa ahaayoo Aduun waa hoos wareegee Habaar soo isheedu ma qabtoo Iyadu iima horseedin Hamhamtoo soo akteeda mahoo Intaa ku haraaqi maayo Ileen hooy kuma bogsiisoo Hammigu walwal kaama ba'iyoo Calaacal wax kuuma keenee Aduun hooli kama dhamaatee Markaan halacsaday haq iriyo Haleeshay halistii wadnaha oo Halkay qoontaan hayaayee Hareerna uliici waayee Habaar soo isheedu ma qabtoo Iyadu iima horseedin Hamhamtoo soo akteeda mahoo Intaa ku haraaqi maayo Ileen hooy kuma bogsiisoo Hamigu walwal kaama ba'iyoo Calaacal wax kuuma keenee Aduun hooli kama dhamaatee Hodmani waa eebaheeyee Hantaa ifku la isku dhaafoo Ma heesto hungaa ahaayoo Aduun waa hoos wareegee Hamhamtoo soo akteeda mahoo Intaa ku haraaqi maayo Ileen hooy kuma bogsiisoo Hamigu walwal kaama ba'iyoo Calaacal wax kuuma keenee Aduun hooli kama dhamaatee