Skip to content

Rugta Nolosha

Awaale Adan
Popularity ยท Low

Listen

YouTube

0:00 / 0:00
Loading YouTube player...
Lyrics offset
Synced

Lyrics

Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Raxma kaalay Riyadeeni wey rumowdee Rooble kaalay Hodamadkoow hayga roorin Raxmooy kaalay Soo rucleeyo kama raagin Rooble weykan Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Rooble kaalay Raayadii jaceylkiyoo Reys iyo ubaadeey Rucubtii kalgacalkiyo Riixaan udkooneey Nafta raaxadeydaay Rajadaan sugaayaay Ubax roobku meyriyo Raamaaj iyo dhul doogloo Rugtan canabka laamaha Rooxaduu ku maran tahay Sida loogu reeyaay Anba kuu riyaaqaa Raayadii jaceylkiyoo Reys iyo ubaadeey Rucubtii kalgacalkiyo Riixaan udkooneey Nafta raaxadeydaay Rajadaan sugaayaay Ubax roobku meyriyo Raamaaj iyo dhul doogloo Rugtan canabka laamaha Rooxaduu ku maran tahay Sida loogu reeyaay Anba kuu riyaaqaa Dhaayaha u rooneey tii lagu rakibayeey Maankeygu raacaay Alleey lehe sidaan rabay Rabbi ima diidine Raggaa wey ragga kaan ka doortoow Dhaayaha u rooneey tii lagu rakibayeey Maankeygu raacaay Alleey lehe sidaan rabay Rabbi ima diidine Raggaa wey ragga kaan ka doortoow Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Raxma kaalay Riyadeeni wey rumowdee Rooble kaalay Hodamadkoow hayga roorin Raxmooy kaalay Soo rucleeyo kama raagin Rooble weykan Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Rooble kaalay Ruman beer ku yaaliyo Cambe leyga raacaay Rug barwaaqo taalloo Lagu baahi reebaay Raalidii ideeqdiyo Reerka haybadiisaay Rubadiyo halbowlaha Rabbi kuu ku beeroo Rajadaan sugaaye alley rumeeyoo Rixim iyo xigaal iyo Nin reydi doortoow Ruman beer ku yaaliyo Cambe leyga raacaay Rug barwaaqo taalloo Lagu baahi reebaay Raalidii ideeqdiyo Reerka haybadiisaay Rubadiyo halbowlaha Rabbi kuu ku beeroo Rajadaan sugaaye alley rumeeyoo Rixim iyo xigaal iyo Nin reydi doortoow Dhaayaha u rooneey tii lagu rakibayeey Maankeygu raacaay Alleey lehe sidaan rabay Rabbi ima diidine Raggaa wey ragga kaan ka doortoow Dhaayaha u rooneey tii lagu rakibayeey Maankeygu raacaay Alleey lehe sidaan rabay Rabbi ima diidine Raggaa wey ragga kaan ka doortoow Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Raxma kaalay Riyadeeni wey rumowdee Rooble kaalay Hodamadkoow hayga roorin Raxmooy kaalay Soo rucleeyo kama raagine Rooble weykan Rugta noloshu waa guure Rugta noloshu waa guure Rooble kaalay