Cub Cir
Popularity ยท Low
Listen
YouTube
0:00 / 0:00
Loading YouTube player...
Lyrics offset
Synced
Lyrics
Dj heesta bilaw
Bilaaw bilaaw
Jamkana kaley imaw
Imaaw imaaw
Ciyarta waa bilaaw
Lele lele leeee
Koow koow
Haye
Hadana lama u dheh
Soo wada kaca oo
sedax sedax dheh
Afar afar u wada kaco
Shana maya dheh
Lixna maloo baahna
Todobo warkeed daa
Waan baxayna
Banaanka wada tageyna
Baabuurka joojineyna
Hoonka biib miyaa
Uuuuuuh
Bashalka laan wadeyna
Wanka waa wayraxa
Wa wayraxa
Ciil qabow cadabta gal