Skip to content

ARAGSAN AXSAN GOBAY

Murzall Gayre
Popularity ยท Low

Listen

YouTube

0:00 / 0:00
Loading YouTube player...
Lyrics offset
Synced

Lyrics

Gabar maayo gabdhaha ugu gobsan Oo gabi dhamaystiran u gacloday Garadkeedu inan kale aysan gasren Oo guntida hagoogan u garwaqsaday Aragsan axsan gobay Gacanta anigu u dhibay Agagaarkan wanba ka radsho Astaantedu wa mid gaariya Gurxan ka gurxan Gurxanka dhacayiyo Gulucleentaba Gur wanaagsan baa lagu galbiya gabarna Loo dhiga gurina lodhisa Geenyo weeye inantan U garaabay oo garab Dhamanted ugu deeqay Garashada guula u siyadshay O galad hagagsan ugu biiriyay Asluub badan axsan goobay Garaadan aniguba siiyay Amaantana baan ku raaco Udgoonkeedu waa mid gaariya Gurxan ka gurxan Gurxanka dhacayiyo Gulucleentaba Gur wanaagsan baa lagu galbiya gabarna Loo dhiga gurina lodhisa